01
02
02
02
Barta wacyi galinta bulasha Somaliyeed
Somali-Yemen, waa dalad loo asaasay in ay ku midaysnaadaan
dhaman aqoon yahanka Soomaaliyeed
somyemen
Wax ka ogow SOMYEMEN
Daladda Aqoonyahanka Somali-Yemen, waa dalad loo asaasay in ay ku midaysnaadaan
somyemen
Abaalmari nadeena
+
1
Guud ahaan Xafiiska
1
+
Ololaha
1
+
Hordhac yar oo ku saabsan Somali Yemen
Daladda Aqoonyahanka Somali-Yemen
Yaa nahay
Daladda Aqoonyahanka Somali-Yemen, waa dalad loo asaasay in ay ku midaysnaadaan dhaman aqoon yahanka Soomaaliyeed ee Dalka Yemen wax kusoo bartay. Si ay qeyb uga noqdaan hormarinta bulshada Soomaaliyeed ee ay aqoon yahan keeda ka mid yihiin. Iyaga oo ka qeyb noqonaya nooc waliba ee hormarineed oo ay bulshadu u baahantahay sida dhinacyada; Wacyiga dhaqanka, kan Diiniga, kan seeyniska, kan siyaasadda, arimaha dhaqaalaha, bulshada iyo dhamaan nooc waliba oo hormar bulsho qeyb ka ah.
Wa maxay UJEEDOOYINKA
Ujeedooyinka
Himiladeenu waa isku xirida iyo dhiira-galinta aqoonyahanka kala duwan ee Soomaaliyeed, si ay isku kaashadaa, wadaagaan aqoon kuna shaqeeyaan aragti mid ah.
Himiladeenu waa inaan siino Aqoonyahanka Somaliyeed madalo doodeen iyo bandhigeed, taas oo u ogolaaneyso inee is weydaarsadaan fikrado, iyo xalalka cabadaha Somaliya heesto.
Himiladeenu waa in loo ololeeyo qiimaha nabadda, ku dhaqanka Islaamka iyo xuquuqda bani'aadamka, sidoo kale inaan dhiira galinno is-dhax galka iyo ka wada qeyb qaadasha howlaha.
Himiladeenu waa inaan door mug leh ka qaadano in umadda Soomaliyeed ay hesho mustaqbal aayo leh, anagoo awood siineyno bulshada aqoonyahanka ah.
Kuso biir aqoon yahanada somaliyed si aad igu dhaxmuuqata hormarinta bulshadada
Wax qabad keena
So arag
So arag


